Maxaa Keenay in Laga Noqdo Saldhigii Military ee Imaaraat-ka Laga Siisyay Berbera ?

Waxaa in badan laga faalooday, hadalkii madaxwayne Muuse Biixi uu ka jeediyay Berbera iyo kii ka danbeeyay ee Burco, waxana muuqatay in cid kastaa ay siday doonaan u fasireen. Waxaan la fadhiistay sadex masuul oo xog-ogaal u ahaa arimahaa xiligii madaxwaynihii hore ee Siilaanyo, qaarkoodna ay nasiib u heleen inay wadahadalada Somaliland iyo Imaaraadka ka … Continue reading Maxaa Keenay in Laga Noqdo Saldhigii Military ee Imaaraat-ka Laga Siisyay Berbera ?